BURCO(W,N)-Siyaasiyiin Iyo Masuuliyiin katirsan xisbiga waddani ee beesha awal bari oo warbaahinta kula hadlay magaalada burco ayaa fariin culus udiray madaxwayne biixi oo ay ugu baaqeen in aanu kursiga talo xumo iyo burburinta Somaliland kaga tagin beesha aanu usoo jiidin magic xumo
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;