“Madaxwayne Muusow Waxaan Ku Leeyahay, Waxaan Kuu Soconayn Waxba Haku Faran, Anagana Ilaahay Mareexaan Nagama Dhigo, Adigana Siyaad Bare”Haldoorka Beesha Awal Bari. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Madaxwayne Muusow Waxaan Ku Leeyahay, Waxaan Kuu Soconayn Waxba Haku Faran, Anagana Ilaahay Mareexaan Nagama Dhigo, Adigana Siyaad Bare”Haldoorka Beesha Awal Bari.
January 9, 2022 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Siyaasiyiin Iyo Masuuliyiin katirsan xisbiga waddani ee beesha awal bari oo warbaahinta kula hadlay magaalada burco ayaa fariin culus udiray madaxwayne biixi oo ay ugu baaqeen in aanu kursiga talo xumo iyo burburinta Somaliland kaga tagin beesha aanu usoo jiidin magic xumo

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS