WAJAALE NEWS

Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Gaadhay Dalka Jabuuti Iyo Ujeedada Safarkiisa

JABUUTI(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka somaliland Cabdiraxmaan cabdilaahi saylci ayaa lagu soo dhaweeyy madaarka caasimada jabuuti oo uu safar shaqo u tagay.

Waxaana madaxwayne kuxigeenka halkaasi kusoo dhaweeyay wasiiro katirsan xukuumada jabuuti,

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

Exit mobile version