Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Gaadhay Dalka Jabuuti Iyo Ujeedada Safarkiisa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Gaadhay Dalka Jabuuti Iyo Ujeedada Safarkiisa
January 7, 2022 - Written by Editor:

JABUUTI(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka somaliland Cabdiraxmaan cabdilaahi saylci ayaa lagu soo dhaweeyy madaarka caasimada jabuuti oo uu safar shaqo u tagay.

Waxaana madaxwayne kuxigeenka halkaasi kusoo dhaweeyay wasiiro katirsan xukuumada jabuuti,

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS