“Dawladu Dadkeeda Dagaal Kuma Wado Diyaarna Umaha, Dawlada Ciidamadeedu Waxay Udhisan Yihiin In Ay Ilaaliso Nabada”Madaxwayne Deni.
GAROOWE(W,N)-Madaxwaynaha maamul goboleedka punthland Siciid Cabdilaahi Deni oo caawa warbaahinta la hadlay ayaa ka hadlay dagaalkii labada cisho ka socdy magaalada boosaaso ee udhexeeya ciidanka dawlada iyo ciidanka psf iyo dadkii ay dhibaatada dhimashada iyo qaxa ahi kasoo gaadhay
Sidoo kale madaxwayne deni ayaa baaq udiray isimada Dhaqanka iyo siyaasiyiinta Reer punthland.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;