|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Punthland Oo Ka Hadlay Dagaalada Ka Dhacay Magaalada Boosaaso Iyo Fariinta Uu Udiray Shacabka.
December 24, 2021 - Written by Editor:“Dawladu Dadkeeda Dagaal Kuma Wado Diyaarna Umaha, Dawlada Ciidamadeedu Waxay Udhisan Yihiin In Ay Ilaaliso Nabada”Madaxwayne Deni. GAROOWE(W,N)-Madaxwaynaha maamul goboleedka punthland Siciid Cabdilaahi Deni oo caawa warbaahinta la hadlay ayaa ka hadlay dagaalkii labada cisho ka socdy magaalada boosaaso ee udhexeeya ciidanka dawlada iyo ciidanka psf iyo dadkii ay dhibaatada dhimashada iyo qaxa ahi kasoo gaadhay Sidoo kale madaxwayne deni ayaa baaq udiray isimada Dhaqanka iyo siyaasiyiinta Reer punthland. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Madaxwaynaha Oo Shacabka Jsl Tacsiyadeeyay Geerida Marxuum Suldaan Bare Oo Galabta Ku Geeriyooday M... DAAWO;-Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo fagaare Golaha Xukuumadu Goob Joog Ka Yihiiin Uga Tanaasulay Was... DAAWO;-Milicsiga Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Oo Ex Wasiir Shucayb Ka Jeediyay Maalintii Uu La ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|