Maqale(W,N)-Ciidamada jabhada TPLF Ayaa iskaga baxay goboladii ay hore uqabsadeen ee gobolka axmaarada marka laga reebo magaalooyin muhiim ah oo ciidamada dawlada itoobiya xoog kaga qabsadeen.
Jabhada tplf ayaa hada iskugu tagay deegaanadooda kuwaasi oo la filayo in ay halkaasi difaac ka galaan
Dhawaan ayay ahayd markii hogaamiyaha tigrey oo qoraal udiray qaramada midoobay ku sheega in ay diyaar uyihiin in wada hadal iyo xabad joojin la galaan xukuumada uu hogaamiyo raysalwasaare abiye axmed.