WAJAALE NEWS

Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Kor Ukaca Qiimaha Shidaal Iyo Heshiishka Kootada ah Ee Xukuumadu La Gashay Shirkada Trafigura!

HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha Ganacsiga,warshadaha Iyo Dalxiiska ee xisbiga wadani xamse cabdiraxmnaa khayre ayaa ka hadlay kor ukaca qiiimaha shidaalka iyo miciishada iyo cabashada kasoo yeedhaysa ganacsatada

Sidoo kale xoghaye xamse ayaa jawaab ka bixiyay hadalo kasoo yeedhay wasiir saajin oo isagu ku fashilmay waxka qabashada kor ukaca shidaal

Dhanka kale xoghaye xamse ayaa faah faahinka bixiyay heshiish xukuumada la gashay shirkada trafifura oo loo xidhay keenista shidaalka ee dalka.

Exit mobile version