WAJAALE NEWS

DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Garyaqaan Wali Ismaaciil Ciise.

HARGAYSA(W,N)-Alle Ha,unaxariistee waxaa maanta xabaalaha Baqiic ee magaalada hargaysa aas qaran loogu sameeyay Marxuum Garyaqaan Wali Ismaaciil Ciise oo hargaysa ku geeriyooday

Aaska marxuum Wali oo ka bahda qareenada Somaliland kamid ahaa mudo xilal uga soo qabtay wasaaradaha cadaalada iyo qorshaynta waxaa kazoo qaybgalay bahda garsoorka Somaliland wasiiro xukuumada katirsan maamulka dawlada hoose ee gabiley iyo bulshada qaybaheeda kala duwan.

Exit mobile version