HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada Somaliland ayaa soo saaray wareegto ay wasaaradu ku mamnuucayso fariimaha ay shirkadaha isgaadhsiintu udiraan dadka sita nimcardka shirkadaha
Wareegta ay soo saartay wasaarada isgaadhsiinta ayaa dhaqan galaysa 1/12/2021,
HALKAN KA AKHRI WAREEGTADAN;