Siyaasi Abiib Diiriye Oo fariin Digniin ah Udiray Masuuliyiinta Gobolka Gabiley
Hargaysa (w,n) Siyaasi Abiib Diiriye Nuur Abiib Timacad ookamida mujaahidiinta dalkan usoo halgamay ismarkaana ah siyaasiyiinta ugu miisaanka culus somaliland ayaa khudad taariikhiya ka jeediyay xaflad balaadhan oo isaga haldoorka hargaysa ay ugu biirayeen xisbiga mucaaridka ah ee wadani.