WAJAALE NEWS

Xasan Waraabe Cade oo Ka Soo Hor Jeestay In Hargeysa Lagu Qabto Shirka Aaragti Wadaaga Soomaalida

Hargeysa (WJN)- La-taliyaha Wasiirka wasaarada dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Xasan Waraabe Cade ayaa ka hadley shirkii aragti wadaaga Soomaalida ee dhawaan ka dhacay dalka Jabuuti, Isagoona ka soo hor jeestay in Magaalada Hargeysa lagu qabto shirkan mid la mid ah.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version