WAJAALE NEWS

DAAWO; Madax-dhaqameedka Ismaamulka Somalida Oo Ka Hadlay Khilaafka Udhexeeya Madaxda Ugu Saraysa Iyo Baaq Ay Udireen Dawlada Itoobiya,

Jig Jiga(W,N) Madax dhaqameedka  Iyo Odoyaasha deegaanka kililka shanaad oo ka hadlay khilaaf mudooyinkii udanbeeyay soo kala dhex galay madaxwayne Mustafe Cagjar Iyo Gudoomiyaha xisbiga shacabka Somalida Axmed Shide.

Madax dhaqameedka ayaa sheegay in ay isku dayeen in ay dhex galaan khilaafka labadan masuul balse uu diiday wasiirka maaliyada.

Sidoo kale Madax Dhaqameedka ayaa baaq culus udiray dawlada fadaraalka Itoobiya.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

Exit mobile version