WAJAALE NEWS

Banaan Baxyo Lagaga Soo Horjeedo TPLF Oo Ka Dhacay Magaalada Jig Jiga.

JIG JIGA(W,N)-Banaan baxyo lagaga soo horjeedo dagaalka ay tplf kula jirto dawlada itoobiya ayaa maanta ka dhacay caasimada ismaamulka somalida ee jig jiga kaasi oo lagu taageerayo dawlada raysal wasaare abiye.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version