WAJAALE NEWS

Xisbiga WADDANI Oo Soo Dhoweyn U sameeyay Dhalinyarada Jaamacadaha Ee Gobolka SAAXIL Oo Kusoo Biiray;DAAWO SAWIRO

Berbera(Wajaalenews) ;Xisbi Mucaaradka WADDANI Ayaa Madal ilyartu is qabatay oo caawa Ka dhacday magaalada Berbera Ee Gobolka Saaxil kusoo Dhoweyay Aqoon yahanka iyo Dhalinyarada Gobolkaasi Ee Jaamacadaha oo taageeradooda si midaysan ugula soo Biiray Xisbiga WADDANI.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Gudomiyaha Xisbigaasi Md:- Cabdiraxmaan ciro iyo Masuuliyiin sar sare oo ka tirsan hogaanka xisbigaasi Ayaa munaasibadan Ka Qayb galay.

Waxana Dhamaanba Hogaanka Xisbiga WADDANI iyo masuuliyiinti halkaasi ka hadlayba  si isku mid ah usoo dhoweeyeen Cududa Taageero midaysan Ee Dhalinta Gobolkani kula soo biireen Xisbiga WADDANI.

Geesta kale dhalinyaradan ayaa dhankooda ku baanay sida ay uga midaysan yihiin ka gobol ahaan taageeradda hiil iyo hooba ee ay u hayaan Xisbiga WADDANI.

Exit mobile version