WAJAALE NEWS

Xildhibaan Gavin Williamson Oo Socod Lug ku Dhexmaray Suuqyada Magaalada Hargaysa Iyo Soo Dhawayntii Shacabku Ay Ku Qaabileen.

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Gavin Williamson oo katirsan Baarlamaanka dalka ingiriiska ahaana xildhibaankii baarlamaanka hor geeyay dood ay ka yeesheen aqoonsiga Somaliland oo maalmihii udanbeeyay wafti uu hogaaminayaa ay safar ku joogeen Somaliland ayaa maanta galinkii danbe socdaal lug ah ku dhexmaray  suuqyada caasimada hargaysa.

Xildhibaan Gavin Williamson. Oo ay weheliyeen xubno katirsan xukuumada ayaa shacabka reer hargaysa soo dhawaynta ku qaabileen isagoo goobta uumara kala kulmayay soo dhawayn.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version