TOG WAJAALE(W,N)-Ugaaska Guud Ee Beesha iyo wafti la Socday oo mudo sedex maalmood ah ku sugnaa caasimada Somaliland ee hargaysa ayaa galabka dalka dib uga Anbabaxay Iyadoo wasiiro xukuumada katirsani kusii sabootiyeen Magaalo xuduudeedka wajaale ee gobolka gabiley.
Ugaaska ayaa dibugu laabtay dalka itoobiya oo uyahay Fadhigiisu gaar ahaan magaalada diri dhaba.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;