WAJAALE NEWS

Xisbiga Wadani Oo Markale Dib Udhigay Shir waynihii Xisbiga.

HARGAYSA(W,N) Gudida fulinta ee xisbiga wadani oo shirk u yeeshay  xarunta xisbiga ayaa ka dooday qabsoomida shirwaynaha xisbiga iyo ka golaha dhexeba

Xoghayaha xisbiga wadani ayaa faah faahin ka bixiyay qodobada ay isla qaateen  shaaciyayna in markale dib loo dhigay shirwaynihi xisbiga iyo kii golah hexe ee xisbiga

Sidoo kale xisbiga wadani ayaa sobobeeyay dib udhacyada shirarkii xisbiga

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version