GABILEY(W,N) Deegaanada damasha iyo hulka oo katirsan gobolka gabiley ayaa la gaadhsiiyay deeq raashin ah deeganada ayaa kamid ahaa deegaanadii ay saameeyeen roobabkii duufaanta watay ee ka da,ay xeebaha Somaliland.
Waxaana deeqdan hogaaminayay jiif caaqil cabdiraxmaan muxumed baadil xubno kale oo kamida madaxdhqameedka gobolka gabiley.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;