Hargeysa (WJN)- Golaha guurtida Somaliland ayaa waxa uu markii ugu horaysay ka hadlay muranka maalmihii u danbeeyay ka taagnaa buuraha gobolka Saaxil oo la sheegay in khayraadkii buuraha loo gacan geliyay shaqsiyaad gaar ah.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/Da9hzCe5YYA