HARGAYSA(W,N)-Hogaanka xisbiyada mucaaridka Somaliland ee Waddani Iyo Ucid ayaa kulan la qaatay gudida xildhibaanada ah ee golaha wakiiladu umagacaabay xaalada ka taagan magaalada laascanood
Xisbiyada mucaaridka iyo gudida xildhibaanada ah ayaa iska xog waraystay xal uhelida xaalada dagaal ee magaalaa laascanood iyagoo hogaanka mucaaridku gudidan ugubiyay talooyinka ay u arkaan in xal loogu heli karo magaalada laascanood.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;