WAJAALE NEWS

Gudida Arimaha Gudaha Ee Golaha Wakiilada Oo Kulan La Qaatay Labadii Xubnood Ee Xisbiyada Mucaaridka Umatalaya Komishanka,

HARGAYSA(W,N)-Gudida arimaha gudaha ee golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta kulan la qaatay labada xubnood ee xisbiyada mucaaridka umatalaya komishanka doorashooyinka ooh ore golaha wakiiladu udiideen in ay ansixiyaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version