WAJAALE NEWS

Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Ka Qaybgalay Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Cabdilaahi Cumar Qawdhan!

HARGAYSA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland iyo xubno kamid ah golaha wasiirada, culimo awdiin iyo dadwayne kale ayaa maanta ka qaybgalay aas qaran oo magaalada hargaysa loogusameeyay Marxuum Cabdilaahi Cumar Qawdhan oo habeenkii xalay ku geeriyooday hargaysa maanta lagu aasay xabaalaha malowle ee galbeedka hargaysa

Marxuum cabdilaahi Cumar qawdhan ayaa xilal kala duwan Kazoo qaybtay xukuumadihii somaliand isagoo hadana kamid Ahaa Ciidanka Ilaalada Xeebaha

Masuuliyiinkii kazoo qaybgalay aaska marxuumka ayaa ka waramay taariikh nololeedkiisiii iyagoo Tacsi Udiray Eheladii uu ka baxay iyo guud ahaan shacabka Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version