|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Ka Qaybgalay Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Cabdilaahi Cumar Qawdhan!
October 23, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland iyo xubno kamid ah golaha wasiirada, culimo awdiin iyo dadwayne kale ayaa maanta ka qaybgalay aas qaran oo magaalada hargaysa loogusameeyay Marxuum Cabdilaahi Cumar Qawdhan oo habeenkii xalay ku geeriyooday hargaysa maanta lagu aasay xabaalaha malowle ee galbeedka hargaysa Marxuum cabdilaahi Cumar qawdhan ayaa xilal kala duwan Kazoo qaybtay xukuumadihii somaliand isagoo hadana kamid Ahaa Ciidanka Ilaalada Xeebaha Masuuliyiinkii kazoo qaybgalay aaska marxuumka ayaa ka waramay taariikh nololeedkiisiii iyagoo Tacsi Udiray Eheladii uu ka baxay iyo guud ahaan shacabka Somaliland. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Gudoomiye Kuxigeenka Haayada Qaxoontiga Oo Soo Xidhay Kulan Ay Haayadu Iskugu Yeedhay Haayadaha Caal... DAAWO; Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Ganacsiga Oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa ka Jeediyay Mada... Daawo:Fadhigii Golaha Guurtida Oo Maanta Ku Furmay Jawi Degen Iyo Arimo Xaasaasi ah Oo Lagaga Dooday COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|