MUQDISHO(W,N)-Madaxwaynihii hore ee somaliya sheikh shariif sheikh axmed ayaa taageeray dhawaaca beesha caalamka ee lagaga soo horeedo mudo kordhinta loo sameeyay xukuumada farmaajo
Sidoo kale sheikh shariiif ayaa sheegay in aan marnaba la aqbali doonin mudo kordhin sharci daro ah.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;