Hargaysa(wajaalenews) War sixafadeed ay si wadajir ah ay caawa usoo sareen garabka murashiinta isbahaysiga xisbiga kulmiye ee kala Maxamed Biixi Yoonis .Cabdicasis Maxamed Samale. Axmed kijandhe .murashaxa madawayne ku xigeen Geedoole iyo cabdiraxmaan dheer ayaa sharci daro ku tilmaamay qoraal war galin ah oo kasoo baxay xafiiska xogahaya guud ee xisbiga kulmiye hadaba Nuqul kamid ah qoraalkasi o o cawa so gaadhay xafiska shabakada wararka e wajaalenews ayaa u dhignaa sidan.