HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada diinta iyo awqaafta Somaliland sheikh Albaani ayaa ka hadlay culimada ku eedaynaysa showgii kiin jaamac isagoo bulshada ugu baaqay qaabka asluubaysan ee qof lagu arko xumaan wax loogu sheegayo basle aanay banaanayn in qofkii baraha bulshada lagaga eedeeyo wixii lagu sheegaya
Sidoo kale wasiirka diinta ayaa ka waramay qaabka diiniyad banana ee umada wax loogu sheegayo laguna farayo wanaaga ,xumaantana lagaga reebayo. Isagoo farta ku fiiqay gudida wanaag farista iyo xumaan reebista,
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;