WAJAALE NEWS

Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Jsl Oo Digniin Udiray Dadka Waxku Qora Baraha Bulshada.

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka diinta Iyo Awqaafta Somaliland cabdirasaaq Albaani ayaa digniin udiray dadka reer Somaliland ee baraha bulshada waxku qora isagoo sheegay in aan loo baahnayn in wax walba oo aad ogtahay la qoro qofkastaana uu masuul ka yahay afkiisa gacantiisa iyo carabkiisa s

Sidoo kale wasiir albaani ayaa ku goodiyay in dalka ay dawladi ka jirto wax walba masuul ka ah.

Exit mobile version