WAJAALE NEWS

Xukuumada Somaliland Oo Ismaamulka Dawlad Deegaanka Itoobiya Ku Wareejisay Gaadhi Laga Soo Dhacay Iyo Dadkii Lagu Qabtay.

TOG WAJAALE(W,N)-Masuuliyin ka socda xukuumadasomaliland oo ay weheliyaan maamulka degmada tog wajaale ayaa galabta masuuliyiin ka tirsan dawlad deegaanka somalida itoobiya ku wareejiyay gaadhi laga soo dhacay deegaanka jig jiga iyo dadkii soo afduubtay ee lagu qabtay falkan.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version