WAJAALE NEWS

Wasiirka Warfaafinta DDSI Oo Sheegay In Gacanta lagu Soo Dhigay Dadkii Ku Lugta Lahaa Dilal foolxun Oo Ka Dhacay Deegaanka Tuli Guuleed,

JIG JIGA(W,N)- Wasiirka xafiiska warfaafinta Ee dawlad deegaanka somalida Itoobiya  Cali Badal Muxumed ayaa ka hadlay shaqaaqooyin dhimasho iyo khasaare kala sobobay oo ka dhacay deegaano hoos yimaada degmada tuli guuleed

Sidoo kale wasiirka warfaafinta ismaamulka somalida ayaa cadeeyay in gacanta lagu soo dhigay sedex qof oo kamid ah kuwii dilalka ka gaystay deegaankaasi halka laga dabo jirona afar qof oo kale oo ku eedaysay falalkan

Dhanka kale wasiirka warfaafinta ayaa sheegay in la xidh xidhay inka badan 40qof oo ay ku jiraan xubno katirsan maamulka qabalayyada kuwaasi oo sharci la horgayn doono.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version