WAJAALE NEWS

Wasaarada Beeraha Jsl Oo Ka Hadashay Heshiish Dhexmaray FAO Iyo Maamulka Muqdisho,Sheegayna In Aanu Khusaynin Somaliland.

HARGAYSA(W,N)-Agaasimaha wasaarada beeraha Somaliland rooble cabdi muuse ayaa ka hadlay heshiish dhawaan dhexmaray haayada FAO Iyo maamulka somaliya oo ka dalbaday in ay kusoo wareejiso hawlo ay Somaliland ka wado

Sidoo kale agaasimaha wasaarada beeraha ayaa sheegay in aanu heshiishkaasi khusaynin Somaliland

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version