WAJAALE NEWS

Aqoonyahanka Iyo Dhalinyarada Gobolka Gabiley Oo Si Adag Uga Hadlay Xadhiga Aare Saleebaan, Kana Digay In Dal Kale Loo Gacan Galiyo!

GABILEY(W,N)-Qaarkamid ah aqoonyahanka siyaasiyiin iyo dhalinyaro reer gabiley ah ayaa ka hadlay xadhiga xukuumadu kula kacday aare saleebaan cawleed oo mudo sedex cisho ah ku xidhan gabiley kaasi oo ah kasoo jeeda dalka jabuuti iyo somalilandba.

Aare ayaa la sheegay in loo haysto dhaliilo uu ujeediyay maadxwaynaha jabuuti

Shacabka reer gabiley ayaa xukuumada madaxwayne biixi ugu baaqay in ay deg deg xoriyadiisa ugu soo celiso ismarkaana aanay ku ceeboobin hadii ay udhiibto jabuutina ay fadeexad qaran ka dhalanayso.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version