HARGAYSA(W,N)-Midkamid ah dadkii goob jooga ahaa markii xildhibaan axmed nuur guruuje oo uweerarka gacan ka hadalka iyo dhaawacyada ugaystay suldaan saleebaan (habaar) ayaa ka waramay qaabkii uu udhacay weerarkani iyo inta jeer ee uu suldaanku madaxa kaga dhuftay budka uu sitay oo
Sidoo kale goob joogahan ayaa sheegay in dadkii goobta ku sugnaa ku mashquuleen sidii ay uqaban lahaayeen dhiiga ka socda xildhibaan loona gayn lahaa xarun caafimaad basle aanay qabanin suldaankii weerarka gaystay oo isagu goobta ka kaxaystay gaadhigiisa,
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;