|
|||||
WAJAALE NEWS
Midkamid Ah Dadkii Goob Jooga Ahaa Markii Xildhibaan Guruuje Suldaanku Dhaawacyada Ugaystay Oo Ka Waramay Sidii Wax Udhaceen!
September 29, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Midkamid ah dadkii goob jooga ahaa markii xildhibaan axmed nuur guruuje oo uweerarka gacan ka hadalka iyo dhaawacyada ugaystay suldaan saleebaan (habaar) ayaa ka waramay qaabkii uu udhacay weerarkani iyo inta jeer ee uu suldaanku madaxa kaga dhuftay budka uu sitay oo Sidoo kale goob joogahan ayaa sheegay in dadkii goobta ku sugnaa ku mashquuleen sidii ay uqaban lahaayeen dhiiga ka socda xildhibaan loona gayn lahaa xarun caafimaad basle aanay qabanin suldaankii weerarka gaystay oo isagu goobta ka kaxaystay gaadhigiisa, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:"Daawo:Xil.Qabile Xisbiga Ka Mid Maaha,Markuu Jamaal Musharaxa Noqday Ayuu Xisbiga Jambiga Ka Soo Fu... DAAWO; Xukuummada Somaliland oo Golaha Wakiilada Hor-geysay Heshiiskii Dekada Berbera iyo jawigii ku... Dowladda Soomaaliya oo ka Digtay Dhibaatada Nololeed ee ka Dhalan karta Xayiraadda uu soo rogay Bang... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|