WAJAALE NEWS

Madaxwaynaha Somaliya Oo Dib Ugu Soo Laabtay Magaalada Muqdisho.

MUQDISHO(W,N)-Madaxwaynaha somaliya iyo wafti uu hogaaminayay oo safar shaqo ugu maqnaa dalka Kenya ayaa dalka dib ugu soo laabtay maanta isagoo mudadii uu ku sugnaa magaalada Nairobi kulamo la qaatay madaxwaynaha Kenya kaasi oo ay kala sexeexdeen heshiishyo dhowr ah.

 

Exit mobile version