HARGAYSA(W,N)-Musharaxa golaha wakiilada gobolka maroodi Jeex Axmed Cabdi Muuse (axmed ini) oo ka sharaxan xisbiga kulmiye ayaa xarunta guud ee u ku leeyahay xarunta guud ee magaalada hargaysa kala hadlay boqolaal kamid ah ayaa kula dar daarmay in ay maalinta 31may ay diyaar unoqdaan in y codka siiyaan oo ay safafka hore ugalaan.
Sidoo kale siyaasiyiinta, waxgaradka iyo haweenka beesha uu kasoo jeeda ayaa la barbar istaagay taageero balaadhan
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;