WAJAALE NEWS

DAAWO;-Sheekh Maxamed Cumar Dirir Oo Muxaadiro Diiniya Ujeediyay Bulshada Magaalada Wajaale.

TOG WAJAALE(W,N)-Sheeh Maxamed Cumar Dirir oo kamid ah Culimada somaliland ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalo xuduudeedka tog wajaale ee gobolka gabiley isagoo kasoo laabtay safar uu maalmo ugu maqnaa dalka itoobiya gaar Ahaan dawlad deegaanka somalida.

Sidoo kale Sheekh Dirir ayaa muxaadiro diiniya ka jeediyay masaajidka magaalada wajaale taasi oo ay kasoo qaybgaleen iskuduwaha wasaarada diinta iyo awqaafta magaalada wajaale culimo awdiin iyo qaybaha kala duwan ee bulshada magaaladu.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version