|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Sheekh Maxamed Cumar Dirir Oo Muxaadiro Diiniya Ujeediyay Bulshada Magaalada Wajaale.
September 22, 2021 - Written by Editor:TOG WAJAALE(W,N)-Sheeh Maxamed Cumar Dirir oo kamid ah Culimada somaliland ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalo xuduudeedka tog wajaale ee gobolka gabiley isagoo kasoo laabtay safar uu maalmo ugu maqnaa dalka itoobiya gaar Ahaan dawlad deegaanka somalida.
Sidoo kale Sheekh Dirir ayaa muxaadiro diiniya ka jeediyay masaajidka magaalada wajaale taasi oo ay kasoo qaybgaleen iskuduwaha wasaarada diinta iyo awqaafta magaalada wajaale culimo awdiin iyo qaybaha kala duwan ee bulshada magaaladu.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;-Warbixin Laga Diyaariyay Xaalada Ay Ku Sugan Yihiin Caruurta Darbi Jiifka Ah Ee Magaalada Tog... “Dawladani Maaha Mid Ku Tagaysa Buuq ,Qaylo Iyo Shiid, Lanaguna Badalimaayo Qaylo Ee Waxaa..”Wasiirk... Marwo Faadumo Siciid Oo Sheegtay In Booqasho Ay Ku Tagi Lahayd Gabiley Laga Horjoogsaday iyo Jawaabt... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|