BURCO(W,N)-Suldaan siciid ducaale oo kamid ah madhaxqameedka Somaliland gaar ahaan gobolada bari ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal wasiirka xasah gaafadhi ugu jawaabay buurmadow oo kula dul dhacay hadalo afgaalado kuwaasi oo suldaan siciid uu xaal ka siiyay boqor cismaan aw maxamuud
Sidoo kale suldaan siciid ayaa hadalada wasiir gaafadhi ku tilmaamay kuwo loosoo dhiibay islamarkaana aanay ahayn mustawihii ay ka filayeen
Dhanka suldaan siciid ayaa eedo culus ku miisay madaxwayne biixi oo uu sheegay in uu yahay abaal laawe.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;