WAJAALE NEWS

Shirweynihii Sadexaad Ee Xisbiga Kulmiye Oo Maanta Si Rasmiya U Furay Magaalada Hargaysa DAAWO SAWIRO

HARGEISA(Wajaalenews);Shirwaynaha sedexaad ee xusbiga kulmiye ayaa manta sirasmiya uga furmay magaalada hargaysa kaasi oo sibaaladhan loo soo agaasimay waxaana guud ahaan goobka ka muuqday calanka xusbiga kulm Hotel Maansoor ee Magaaladda Hargeysa.

Shirweynahan waxa ka qeyb galay ergooyin tirro badan oo ka kala yimid Goboladda iyo Degmooyinka Dalka, Xubno ka tirsan Golaha Wasiiradda, Masuuliyiin ka socday Axsaabta qaranka iyo marti sharaf kale

Waxaana madasha khudbado kala duwan ka jeediyay hogaanka xusbiga madaxwayanaha iyo masuulinyiin kale DAAWO MUUQAALKA SAWIRADA

 

 

Exit mobile version