Shirweynihii Sadexaad Ee Xisbiga Kulmiye Oo Maanta Si Rasmiya U Furay Magaalada Hargaysa DAAWO SAWIRO | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shirweynihii Sadexaad Ee Xisbiga Kulmiye Oo Maanta Si Rasmiya U Furay Magaalada Hargaysa DAAWO SAWIRO
April 28, 2014 - Written by Editor:

HARGEISA(Wajaalenews);Shirwaynaha sedexaad ee xusbiga kulmiye ayaa manta sirasmiya uga furmay magaalada hargaysa kaasi oo sibaaladhan loo soo agaasimay waxaana guud ahaan goobka ka muuqday calanka xusbiga kulm Hotel Maansoor ee Magaaladda Hargeysa.

Shirweynahan waxa ka qeyb galay ergooyin tirro badan oo ka kala yimid Goboladda iyo KULMIYE 8khudbadii madaxwaynaha shirki kulDegmooyinka Dalka, Xubno ka tirsan Golaha Wasiiradda, Masuuliyiin ka socday Axsaabta qaranka iyo marti sharaf kale

Waxaana madasha khudbado kala duwan ka jeediyay hogaanka xusbiga madaxwayanaha iyo masuulinyiin kale DAAWO MUUQAALKA SAWIRADA

KULMIYE 6KULMIYE 1KULMIYE 3KULMIYE 4

 

 

COMMENTS
LINKS