WAJAALE NEWS

Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Balan Qaaday Dhul Guryo looga Dhisi Doono Fanaaniinta Reer Somaliland!

“Halkan Kuma Soo Koobi Karo Qiimihii Iyo Qofkii Uu Ahaa Abwaan Xasan Qawdhan Alle Ha,unaxariistee”Maayar Cabdikariim.

HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada Hargaysa Cabdikariim Axmed Mooge oo caawa ka qaybgalay munaasibad lagu soo Bandhigayay buug laga qoray abwaan xasan qawdhan ayaa Balan qaaday in ka dawlad hoose ahaan ay diyaarin doonaan Dhul guryo iyo tiyaatar looga dhisi doona fanaaniinta iyo hal abuurka somaliland oo aan lahayd goob ay kusoo bandhigaan suugaanta!

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version