|
|||||
WAJAALE NEWS
Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Balan Qaaday Dhul Guryo looga Dhisi Doono Fanaaniinta Reer Somaliland!
August 13, 2021 - Written by Editor:“Halkan Kuma Soo Koobi Karo Qiimihii Iyo Qofkii Uu Ahaa Abwaan Xasan Qawdhan Alle Ha,unaxariistee”Maayar Cabdikariim. HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada Hargaysa Cabdikariim Axmed Mooge oo caawa ka qaybgalay munaasibad lagu soo Bandhigayay buug laga qoray abwaan xasan qawdhan ayaa Balan qaaday in ka dawlad hoose ahaan ay diyaarin doonaan Dhul guryo iyo tiyaatar looga dhisi doona fanaaniinta iyo hal abuurka somaliland oo aan lahayd goob ay kusoo bandhigaan suugaanta!
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Hot News:Beesha Madaxweyne Siilaanyo Oo Caawa Madaxtooyada Kaga Tashanaysa Xukuumadan Noqotay Tusba... DAAWO;-Muj Boobe Oo Luuqad Adag Kula Hadlay Farmaajo, Kuna Eedeeyay In Uu Qiri Kari Waayay Magaca So... Maareeyaha Dekedaha Oo Shaqaaalaha Dekeda Iyo Shacab-weynaha Somaliland Ku Hambalyeeyay Xuska 18ka M... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|