HARGAYSA(W,N)- Maayarka caasimada hargaysa oo horkacaya golaha deegaanka caasimada iyo saraakiil ka socday ciidanka qaranka iyo maamulka haayad khayri ayaa maana dhagax dhigay xarumo kala duwan oo laga hirgalinayo xaafada cusub ee dhawaan loo raray dadka ee qalax ee koonfurta hargaysa.
Waxaana halkaasi lagu dhagax dhigay dugsi waxbarasho iyo masaajid ay yeelaynayso xaafadani.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;