HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal cali waraabe ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay eedo uu ujeediyay wasiirka arimaha gudaha Somaliland maxamed kaahin oo ku eedeeyay in uu mudo haraad ku baaqay
Sidoo kale eng faysal calu waraabe ayaa wasiirka arimaha gudaha ugu baaqay in uu hubsado waxa uu ka hadlayo cadeeyayna in aanay jirin meel uu ku sheegay in ay dadku isku soo baxaan
Dhanka kale Gudoomiye faysal ayaa fariin la xidhiidhka doorashada shir gudoonka golaha wakiilada udiray shacabka somaliland xukuumada iyo xildhibaanada golaha wakiilada ee lasoo doortay.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;