HARGAYSA(W,N)-Taliyaha ciidanka booliska Somaliland oo waramay Idaacada VOA Ayaa ka hadlay dil iyo kufsi magaalada hargaysa loogu gaystay marxuumad lagu magacaabi jiray hinda Cumar
Taliye dabagale ayaa sheegay in falkaasi ay gaysteen wado bes iyo wiilkii la socday ismarkaana ay hada xidhan yihiin sharcigana la horgayn doono
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;