WAJAALE NEWS

DAAWO: Lacagta La kala Siistay Ciyaaryahan Pogba Maxay Kaloo goyn Lahayd? (XOGTA DAHSOON)

Ciyaaryahanka dalka faransiiska ee Khadka dhexe uga ciyaara kooxdamanchester United ee dalka ingiriiska waxa uu sanadkii 1993 xiligana waa ciyaaryahanka ugu qaalisan caalamka ee qiimihii u badnaa la kala siistay waxana aan barnaamijkan idiinku soo gudbinaynaa wayaabaha qaaliga ah ee ay goyn lahayd lacagta la kala siistay Ciyaaryahanka oo dhan 120 malyuun oo lacagta Euro-da  ah.

 

https://youtu.be/USAip5APi1A

Exit mobile version