Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo Ka Hadlay Gabadh Kufsi Iyo Dil Loogu Haystay Magaalada Hargaysa! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo Ka Hadlay Gabadh Kufsi Iyo Dil Loogu Haystay Magaalada Hargaysa!
July 14, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Taliyaha ciidanka booliska Somaliland oo waramay Idaacada VOA Ayaa ka hadlay dil iyo kufsi magaalada hargaysa loogu gaystay marxuumad lagu magacaabi jiray hinda Cumar

Taliye dabagale ayaa sheegay in falkaasi ay gaysteen wado bes iyo wiilkii la socday ismarkaana ay hada xidhan yihiin sharcigana la horgayn doono

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS