WAJAALE NEWS

Madax-dhaqameedka Somaliland Oo War Kasoo Saaray Xaalada Dalka Iyo Baaqa Ay Udireen Xukuumada Somaliland.

HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah madaxdhaqameedka somaliland oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada hargaysa ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka haliska ka dhalan karta isku dhac dhexmara jabhada isku urursanaysa buurta gacan libaax iyo ciidamo xukuumada udirtay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version