Madax-dhaqameedka Somaliland Oo War Kasoo Saaray Xaalada Dalka Iyo Baaqa Ay Udireen Xukuumada Somaliland. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madax-dhaqameedka Somaliland Oo War Kasoo Saaray Xaalada Dalka Iyo Baaqa Ay Udireen Xukuumada Somaliland.
July 31, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah madaxdhaqameedka somaliland oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada hargaysa ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka haliska ka dhalan karta isku dhac dhexmara jabhada isku urursanaysa buurta gacan libaax iyo ciidamo xukuumada udirtay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS